Waa Sidee Xaalada Tuulada Defoow Oo Shalay Lagu Dagaal Lamay

0
393

Wararka naga soo gaaraya deegaanadii shalay dagaaladu ku dhexmareen maleshiyaadka isku hayo lahaansha tuulada deefoow ee gobolka hiiraan.

Waxa laga soo sheegaya Manta in xaaladu ay tahay mid degan walow la filan karo xili walbo inuu dagaal dib u qarxo maadama ciidamadu ay wali is hor fadhiyaan goobahii shalay lagu dagalamay .

Dagaalkii shalay ka dhacay tulada Defow ayaa sababay dhimashada iyo dhawac oo so kala garay dhinacyadii dagalamay,.

Dagaaladan in mudaha ka socday degaanka deefoow ee gobolka hiiraan ayaa ah kuwa so Laablabtay oo in muda ah ah halkaas ka dhacayay waloow ilaa iyo hada aan laga gaarin wax natiijo ah oo kusaabsa muranka lahaanshaha tulada defoow .

Lama oga sida uu xaalku ku danbeyn doono waloow dagaalka u isku badalay midka duwan kii horre waxana dagaaladii ugu danbeyay eek a dhacay degaanka defoow ku luglahaa ciidamada dowlad degaanka ee Liyuu Boolis.

deefow_hiiraan