WAR DEG DEG AH :-Nabadoon Gordhaw lagu dilay magaalada baledweyne

1
346

Wararka deg dega ah ee hada na soo gaaraya   ayaa sheegaya in daqiqado ka hor lagu dilay bartamaha magaalada baledweyne nabadoon caan ka ahaa gobolka hiiraan oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Muumin Barre .

 

Alaha u naxariste Nabadoonka ayaa waxaa toogtay  Kooxo ku hubeysan bastoolado  kuwaa oo  ka baxsaday goobtii u dilka ka dhacay

Goobjoogayaal Ku sugan  halka u dilka ka dhacay ayaa Radio Hiranweyn Ushegay In  Nabadoonka Lagu Dilay Gurigiisa Hortiisa Lamana oga ilaa iyo hada cida kadanbeysay dilka marxuunka

 

Waxii ku so kordho Lasoco Hiiraanweyn.net insha allah

Nabadoon Mumin Barre

Comments are closed.