{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartan aqooneedka Bisha Ramadan ee Xaafadaha Beledweyne.

0
290

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne  waxana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya Ururka Hormirinta Ardada Gobolka Hiiraan.

Tartanka Maanta oo xiisa gooniya Xambaarsanaa ayaa u dhaxeyay Tartamayaasha kala ah Xawo taako B iyo Howlwadaag B.

 

Tar tan aqoonedka Radio Hiranweyn  (1)