Mo Farah oo ku Guuleystay Orodka 5,000M

0
515

Mo Farah ayaa ku guuleystay Xalay Orodka 5,000m oo  lagu qabtay wadanka Switzerland iyadoona Mo uu ku orday Daqiiqado Dhan 13 iyo 11 Ilbiriqsi.

Orodka faarax ayaa yimid 6todobaad kadib markii lagu eedeeyay inuu hore u isticmaalay daraagis u sahlay inuu si fudud ugu guuleystay orodadadii hore ee uu ka qeyb galay

Mo ayaa dabaal dagay ka hor diilinta inta uusan gaarin waayo waxa uu 300 oo tilaabo ka horeeyay ciyaaryahankii ku sooxigay oo dalka Ethiopia ka socday

Mo Faarax oo asal ahaan soomaali ah ayaa hada u orda wadanka Brittan

moo Farax