War Dag Dag ah Qaban Qabada Doorashada Madaxweyne Kuxigeenka Oo Hada Socto Iyo Cida U Tagan Magacoda {AQRISO}

0
250

waxaa goordhaw la filayaa in Magaalada Cadaado gaar ahaan Madaxtooyada Maaamulkaasi ay ka bilaabato Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Gamudug.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmdug waxaa u tartamaya ilaa lix Musharax kuwaa oo taageero ka kala helayay Musharixiintii kale ee ku tar tamayay Doorahada Madaxweynaha Galmudug .

Musharixiinta Madaxweyne kuxigeenka ayaa kala ah:

1-Bashiir Diiriye Shariif
2-Cabdulaahi Bashiir Cabdinuur
3-Cabdulaahi Xaashi Warsame
4-Cabdiqaadir Cabdulaahi warsame
5-Maxamed Xaashi Carabeey
6-Xasan Maxamed Warsame

Sida aan Wararka ku heleno waxaa ugu cad cad Doorashada Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Galmudug State Mudane Maxamed Xaashi Carabeey kaa oo taageero ka helaya Madaxweynaha Galmudug State Mudane Cabdi Kariin Xuseen Guuleed.

Doorashada Maanta ka dhacday magaalada Cadaado iyo tan goordhaw dhaceysa ayaa noqotay mid taariikhi ah oo ku dhacday si cadaalad ah ay wada jecleesteen Bulshada Soomaaliyeed.