Inta la ogyahay hal ruux ayaa ku geeriyooday 4 kalana wey ku dhawacmeen kadib qarax maqribnimadii caawa ka dhacay tuulada moqkori ee dagmada maxaas ee gobolka hiiraan
Dadkii Ku dhawacmay qaraxii caawa ka dhacay maqokori ayaa waxaa losoqaday isbitaalka magalada baladweyne sida U Radio Hiiraanweyn U shegay Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Maxaas Gobolka Hiiraan Maxamed Macoow
Gudomiyaha Dagmada Maxaas ayaa Sido kale Hiranweyn Ushegay in qaraxa aan ilaa iyo Iminka aan si cad lo ogeyn waxa sababay qaraxa wax yeelada geystay Waxana Gudoomiye Maxamed Macoow U shegay in ay Wadaan Baaritaano la xiriiro qaraxii Caawa Ka dhacay Degaanka Moqokori Ee Gobolka hiiraan
Dhowr maalin ka hor ayey ciidamada Dowlada Soomaliya iyo Itoopiya kala waregeen xarakada al shabab gacan kuhaaynta degaankaas