{DAAWO SAWIRADA} Puntiland oo dhawaan soo bandhigeysa Qorshaha Doorashooyinka 2016-ka

0
313

Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta Magaalooyinka , Sharciga Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino.

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka uu ahmiyad gaar ah asbuucaani siinaayo qodobada hoos ku qoran oo ay kamid yihiin: