WAR DEG DEG AH:-Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa AMISOM Oo Iskaga Baxay Degmada Halgan ee G/Hiiraan

0
346

Wararka naga soo gaaraya degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadii  itoobiya ee dhawaan la waregay dagmadaas  y iskaga baxeen waabarigii horre ee saake

Wararka ayaa intaa ku daraya in Gudaha degmada ay  xarakada shabaabka ku sugan yihiin kadib markii ay soo galeen barqanimadii maanta taas oo timid markii ay ciidamada DF Somaliya iyo kuwa itobiya ay degmadaaasi isaga soo baxeen saaka aroortii.

Goobjooge ku sugan Degmada Halgan oo la hadlay Radio Hiiraanweyn ayaa sheegay in ay ka warheleen ciidamada huwanta ah oo bilaabay geediga iyo dhaq dhaqaqa  islamarkana ay isweydiiyeen sababta ay uga baxayan dagmada halgan  waxana uu intaa kudaray in xiisada ay isbadashay mar qura  madama ay dagmada galeyso gacan kale

Lama oga ilaa hada sababta ay uga baxeen ciidamada Dowlada Iyo Kuwa AMISOM oo mal mahii la so dhafay al shabab kala waregay dagmadaas

 

Wixii faah faahin ah La soco Wararkeena Danbe Insha allah