{DAAWO SAWIRADA} Isbedel aan caadi aheyn oo laga dareemaayo bilicda Dekada Magaalada Muqdisho

0
541

Waxaa mudooyinkaani isbedel laga dareemaayay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho kaasi oo ay kusoo xirtaan Maraakiibta waaweyn ee Xamuulka qaada.

Waxaa dayactiro aan sidaa usii buurneyn lagu sameeyay koontaroolada laga hago Maraaxiibta iyo Biraha waaweyn oo ay ku xirtaan.

Isbedelkaani ayaa waxa uu muujinayaa in dakada ay kasii hanaqaadeyso halka ay horay taagneyd, waxaana sidoo kale dhismooyin balaaran kawada Hay’ad laga leeyahay dalka Turkiga oo iyadu ka shaqeysa Dhismaha.