{DAAWO SAWIRADA} Madaxa sare ee AMISOM oo booqday soomaalida Minnesota:

0
87

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya islamarkaana ah madaxa sare ee AMISOM Maman Sidikou ayaa booqasho afar casho ah waxa uu ku tagay gobolkga Minnesota oo ay ku dhaqan yihiin soomaalida ugu badan dalkaasi Mareykanka.

Mr. Sidikou oo shalay ay booqashadiisu u bilaabatay ayaa waxaa uu la kulmay waxgalka jaaliyadda soomaalida ee magaalada Minneapolis, waxaana uu booqday qaar ka mid ah meheradaha iyo xarumaha soomaalidu ku leeyihiin magaaladaasi Minneapolis.

Afartaas casho oo uu ku sugan tahay Mr. Sidikou gobolka ayaa waxaa uu la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee jaaliyadda sida:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here