{DAAWO SAWIRADA} Sida Madaxweynaha Soomaaliya Logu So Dhaweyay New York,

0
87
Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.

Shirka golaha guud ka sokow, waxaa madaxweynaha uu ka qeybgeli doonaa kulamo kale oo gaar ah iyo kulamo uu la qaadan doono madaxda caalamka.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno sare oo ka tirsan dowladda federaalka ka tirsan.

–DHAMMAAD –

Daud Aweis

Afhayeenka Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here