Rwandese Jarmalka lagu xukumay

0
57

Maxkamad Jarmalka ah, ayaa labo hoggaamiyayaasha falaagada Rwanda ugu xukuntay xabsi dheer, xasuuq ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo, oo ay ka qorsheeyeen guryahooda Jarmalka.

Ignace Murwanashyaka, oo ahaa hoggaamiyaha ciidamada Dimuqraadiga ee xoreynta Rwanda (FDLR), ayaa lagu xukumay seddax iyo toban sano, halka ku xigeenkiisa, Straton Musoni, lagu xukumay sideed sano.

Maxkamadda oo ka dhacay magaalda Stuttgart, ayaa socotay afar san

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here