{Daawo Sawirada} 25 Sano Kaddib Oo Dib Loo Furay Safaaradii Soomaaliya dalka Ee Ciraaq

0
202

Waxaa Xariga laga jaray safaarada Soomaaliya ee Dalka Ciraaq,iyadoo Munaasabadda Xariga looga jarayay ay ka soo qeyb galeen Madax kale oo ka socota Dalka Ciraaq.

Waxaan Safaaradda Xariga Si wada jir ah uga jaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Cabdisalaan Cumar Hadliye iyo Xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka, Ciraaq, iyadoo halkaasi goob joog ay ka ahaayeen, Danjiraha Somalia ee Ciraaq, marwo Khadiija Al-Makhsuumi  guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Somalia, C/qaadir Cosoble Cali, wasiirka bartoolka, Maxamed Mukhtaar iyo madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo mas’uuliyiin kale.

20151016635805628371022953112015101663580562891936414022015101663580563004152819972015101663580563215530192882015101663580563226965218792015101663580563437379907513201510166358056345513683961420151016635805634685088804152015101663580563480924196417201510166358056349497201081920151016635805635371386286182015101663580563553625992821