{DAAWO SAWIRADA} Hooyo u dhalatay Britain dhashay 12 carruur oo loo aqoonsaday hooyada ugu fiican dalkaasi

0
344

Hooyadaani u dhalatay dalka Britain ayaa waxaa loogu magac daray (Hooyada ugu fiican Britain) kadib markii kaalinta Koowaad ka gashay Hooyooyinka dalkaasi ugu carruurta badan.

Hooyadaasi ayaa lagu amaanay in inbadan ay ka duwan tahay Hooyooyinka kale ee reer galbeedka gaar ahaan kuwa Britain oo iyagu dhaliinkooda ku jara 1 ilaa 3 carruur ah.

Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal hayo Hooyadaani waxa ayna sheegen in hadda ay dhashay 12 Carruur ah, kan Sadax iyo tobanaadna ay caloosha ku sido.