{DAAWO SAWIRADA} Magaalo dhan oo isugu soo baxday gowraca dibi iyo silac, saxariir loo dilay dibigaasi

0
208

Magaalada Bhaktapur ee dalkaasi Nepal ayaa waxaa isugu soo baxay dad kor u dhaafaya 1,500 kuwaasi oo usoo daawasho tagay gowraca hal dibi oo loogu dabaaldagaayay diinta (Dashain).

Dibiga ayaa inta aan la gowricin loo geystay silac kadib markii shacabkaasi dhaqan iyo caado looga dhigay in gowraca neefka ka hor la daaliyo.

Dibiga ayaa la sheegay in loo qowracayo mid ka mid ah ilaahyada dalkaasi laga caabudo.