{DAAWO SAWIRADA} Naxtin iyo Layaab leh oo laga soo qaaday dabaal deg ka dhacayay dalka Thailand

0
497

Dabaaldeg ay isugu soo baxeyn kumanaan dad ah oo ka dhacay dalka Thailand, ayaa lagu soo bandhigay arimo dadka dunida ka yaabiyay , waxaana dabaaldegan layaabka leh loo yaqaanaa vegetarian .

Intii uu socday Debaaldagan ayaa rag badan oo ka qeb galayay waxa ay sameeyeen inta afkooda duleeliyeen ayey waxa ay galiyeen midiyo iyo waxyaabo kale oo layaab leh sida qori faalso ah , waxaana aad ula yaabay arimahan dadka caalamka kunool oo warbaahinta ka daawaday.

Debaaldaga vegetarian oo sanadkasta la qabto ayaa la rumeesan yahay in uu soo biloqday 1800, waxaana dabaaldegan lagu qabtaa Dalka Shiinaha iyo wadamo kale oo ku dhaw, waxaana dadka ka qeyb galaya debaaldagan ay aaminsan yihiin khuraafaadyo kala duwan .