{DAAWO SAWIRADA} Ururka Abaal Oo 70 Arday Oo Agoon ah Siiyay Deeq Waxbarasho Magalada Baladweyne

0
390

Munasabad balaran oo manta lagu qabtay xaruunta agoonta ee ugaas Khaliif  Magalada Baladweyne ayaa lagu soo bandhigay agab wax barasho oo logutalagalay xarunta agoonta ugaas khaliif iyo Deeq waxbarasho kuwaas oo aay ardayda agoonta ay uguu talagaleeyn uruurka hubaal oo ka dhisan dalka ingiriska sido kale  waxaa aay arday agoonta ah ubalan qaadeen deeq waxbarasho oo lacag la aan ah.

Maamulaha xaruunta agoona  ee ugaas khaliif  oo madasha ka hadlay ayaa soo dhaweyay agabka wax barasho iyo deeqda lasiyay ardaydaas agoonta ee hada wax kabarto Xarunta Ugaas khaliif ee baladweyne .

Qaar ka mid ah ardayda helay deeqda wax barasho ayaa ka mahad celiyay iyago shegay in aay ku farax sa yihiin

Ugu dabeeyn waxaa munasabada soo gunanaday oo halkaasi ka hadlay Ugaas Cabdi raxmaan Ugaas qaliif Ugaas rooble isago amaan iyo bogadin uu soo jediyay dadki soo dhibay qalabkaas iyo deeqda wax barasho waxana uu la dardarmay arday agoonta ah isago ku bogadiyay in aay ku dadalaan wax barashadooda si uu mustaqbalkooda u wanagsanaado.

Uruurka hubaal Ayaa qeyb Kanoqonayo qurbajoogta Reer Hiiraan ee Tageero caruurta agoonta Ee Kujira Xarunra Agoonta Ugaas Khaliif Ee Magalada Baladweyne

ogoon wax barasho logu deeqay (28) ogoon wax barasho logu deeqay (1) ogoon wax barasho logu deeqay (24) ogoon wax barasho logu deeqay (9) ogoon wax barasho logu deeqay (8) ogoon wax barasho logu deeqay (7) ogoon wax barasho logu deeqay (5) ogoon wax barasho logu deeqay (19) ogoon wax barasho logu deeqay (20) ogoon wax barasho logu deeqay (4) ogoon wax barasho logu deeqay (14) ogoon wax barasho logu deeqay (15) ogoon wax barasho logu deeqay (16) ogoon wax barasho logu deeqay (13) DSC01491 DSC01430 DSC01308 DSC01317 DSC01328

SAWIR QAADE

WARIYE ,CABDI AXMED XUSEEN