{DAAWO SAWIRADDA} Dadaad kuso Rogmaday Magalada Beledweeyne Kadib Marki….

0
290

Sanaad walba marka lagaaro xilli robaadka dadka reer beledweeyne waa kuwo uu jooga barakac buur buur hantiyadeed iyo qasaro kala duuwaan,

Xiliyadan marka lagaaro waxaa fatahaad sameeyo wabiga shabeelle sido kale roobaabka da. sacaddo badan waxaa aay sababaan barakaca qoysaas kala duuwaan madama magalada goobaha ka foog uu yahay dhuul buraleey ah dadaadkana aay kuso rogmadan gudaha magalada.

Dadaadki uguu danbeyay ayaa xalay saq dhaxee waxaa aay kuso rogmadeeyn xafadda kooshin gar ahaan lanta kutiinbo halkaas oo qoysaas badan bilabeen in aay ka hayamaan guryahooda kadib dadaad xoogaan oo sameyayn ku yeeshay

Dadaadka ayaa waxaa sababay robaab xoogaan oo socday in ka badan 9.sacadood oo xariir ah kana da.ay magalada beledweeyne iyo degano hoosyimada

Saka ayaa la arkayay qoysaas faro badan oo wata agaabka guryaha kuwa oo ku sugna hareraha wadooyinka isla markana radinayaa meel aay maciin bidaan.

Qaar ka mid ah dadki aay sameeynta xoogan ku yesheen dadaadka kuso rogmaday magalada beledweeyne ayaa iga shekeyay sidda aay wax uu dhaceeyn.

“Xalay saq dhaxee waxaa mar quura xafadda soo galay biyo aad uu faro badan waxaa aay qadeen wax walbo oo guryaha noo yilay sanaad kasto sidan ayay biyaha nooga qadan mana helno gargaar waxan dalbaneeyna gargaar in nala soo garsiiyo waad uu jedaan waxaan daad sanahay wadaada laamiga magaraneeyno meel aan wajahno oo aan aadno”

Dadaad ka ayaa sameen xoogaan waxaa aay ku rebeen qoysaas kala duuwaan kuwaas oo aayna jiriin ciid uu maqan iyo ceel uu qodan,

dadaad kuso rogmaday beledweeyne (6) dadaad kuso rogmaday beledweeyne (1) dadaad kuso rogmaday beledweeyne (5)

Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale {Diini}

Sawir Qadde Cabdi Axmed Xuseen {Cabdi Yare}