Deg Deg Banaan Bax Hadda Kasoconaayo Magalada Beledweeye

1
315

Banaabax looga soo hor soo horjeedo gudiga farsamada maamul usameynta hiiraan iyo shabeelada dhaxe oo ay dowlada somaliya ay ku dhawaaqday xalay  ayaa waxa uu hada ka socdaa magaalada b/weeyne ee xarunta gobolka hiiraan

Ka qeyb qaadayaasha banaabaxa ayaa waxa ay kala yimaadeen xaafadaha magaalada b/weine waxa ayna muujinayey sida ay u argaan gudiga farsamada maamul usameyn

Waxa ayna  sheegen in aanan loo marin qaab cadaalad ah gudiga farsamada maamul usameynta  islamarkaana raali ay ka aheyn dadka reer hiraan

Waxii warar ah waxad kala socon doontan hiranweyn.net

 

Comments are closed.