{DHAGEYSO} Mamuulka Koonfuur Galbeeyd Soomaalia Oo Shegay In Aay Diyariyeen Cidaamo Dagaal Ku Qadda Al.Shabaab.

0
198

Kusimaha madaxweynaha mamuulka koonfur galbeeyd Xasan xuseen xasan oo la hadlay radio hiiraanweyn ayaa shegay in aay xareyeen cidaamo aad uu farabadan kuwaas oo uu shegay in dhawaan loo dhameystiri doono agaab kooda cidaan.

Waxaa uu xusay oo uu intaas ku daray in cidankaasi dhawaan aay weraar ku qaddi donaan kooxda al.shabaab deganadda aay ka arimiyaan ee koonfur galbeeyd soomaalia.

Sida aay kuso warameeyso fartuun cabdi raxmaan wariyaha radio hiiraanweyn ee magalada baydhabo.

Halkan Ka Dhageeyso.