Faah Faahin Kaso Baxeeyso Dagaal Wali Ka Socoonayo Magalada Beledweeyne.

1
185

Dagalkan ayaa manta barqaddi waxaa uu mar quura uu ka qarxay xafadda howlwadaag ee magalada beledweeyne

Waxana u dagaalka uu dhaxeeya labo maleshiyo belood oo ku dagalamayaa gudaha xafadaasi.

Lama oga ujeeydka dhabta ah eek a danbeysay sababaha rasmiga ah ee sababay in uu dagaal dhaxmaro belahaas walaalaha ah.

Dagaalka ayaa waxaa uu socdda dhowr sacadood oo xariir ah iyaddo laso warinaayo in uu dagaalka sababbay dhimaasho iyo dhawaac soo kala garay dhinacyaddi dagalamay iyo waliba dad rayid ah kuwaas oo guryahooda uguu tagtay rasaas habaaw ah.

In ta la xaqijiyay illaa 8.ruux ayaa dagaalka ku geriyootay oo uu badan dhinacyaddi dagalamay iyo dad rayid ah kuwa oo ku noola gudaha xafadaasi.

Majirto wali ciid rasmi ah uguu guleysatay in aay kala dhaxgasho beelaha dagalamayaa iyaddo aay socdaan dadaalo aay wadaan masuliyinta cidamada amizoom iyo wax garaad kuwaas oo isku dayaya in aay joojiyaan oo aay kala dhax galaan dhinacyadda dagalamayaa.

Goob jogayaal ku suugaan xafadda howlwadaag ayaa shegay In marki uu dagaalka uu bilaawday illaa hadda anaan wax ganaacsi ah uu san ka jiriin gudaha xafada howlwadaag iyaddo qoysaas badana aay bilabeeyn in aay ka qaxaan guryadda sababa laxariiro dagaalka sacadaha badan kasi socda xafadaasi.

 

Comments are closed.