Madaxweyne xasan Oo aheegey in uu dhamaaday waqtigii hanjabaada Al Shabaab”

0
322

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud mar uu xarunta Degmada Howlwadaag kaga qeyb galayey munaasabad looga hadlayey dariseynta ayuu sheegay in ay dhamaatay xiligii fariimaha Teleefada la isugu han jabi jiray,

Madaxweynaha ayaa bulshada inteeda dhibka ku qabto fariimaha hanjabaada ee mobilada ugu laab qaboojiyey in cidii fariin hanjabaad ah ay ka imaato loogu tagi doono hadba halka uu joogo ama fariinta uu ka soo diray,isagoona carabka ku dhuftay in technology ga casriga ah la isla bartay.

geesta kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh waxaa uu shacabka soomaaliyeed faray bixinta canshiirta si bu yiri aan u ahaano qaran jira oo Dowlada ay uga maaranto kaalma weydiinta Dowladaha shisheeye