War Dag Dag Ah Dagaal ka Qarxay Magaalada Baledweyne Kadib markii ..

0
186

Xafada howlwadaag Ee Magaalada baladweine  Gobolka hiiraan ayaa waxa manta ka qarxay dagaal u dhaxeeyo labo  maleeshiyo beleyd oo wada dagta Qeyb Kamid ah Xafada

Dagaalka ayaa geystay qasaaro dhimasho iyo dhawac  Iyo Barakac Aan sidaa U siibadneyn Oo ay sameyeen Lanta Ay Ku dagaalamayaan Maleshiyaadkan

 

Goobjooge ku sugan xaafada howl wadaag ayaa hiranweyn u sheegey in uu arkay dhawaca ilaa sadax Ruux iyo halqof oo meyd ah

Ilaa Hada sicad Loma oga sababta Kentay Dagaalkan  hayeeshee Warar hoose ayaa shegayo in la isku haysto  Maamulka Xafada Iyo Canshuuro Laga Qaado Suuq xoolo oo kuyaal xafada howlwadaag

 

wixii warar ah ee ka soo kordha waxaad kala socon doontaan hiranweyn.com insha allah