War Dag Dag Ah Ra iisulwasaare ku Xigeenka Soomaaliya Oo Baladweyne Gaaray

0
200

Wafidagan uu Hogaaminaayo Ra iisulwasare ku xigeenka  soomaaliya maxamed Cumar carte Khaalid ayaa goor dhaw gaaray magalada baladweyne Ee Gobolka hiiraan

Wafdiga ayaa waxaa Kamid ahaa wasiirada  xaawo xasan caafimaadka wasiir dowladahao Arimaha Gudaha Iyo Federaalka  wasiir dowlaha  xafiiska Ra iisulwasaraha Soomaaliya Cabdi Raxmaan dheere  iyo Xubno Kale oo ka socdo dowlada dhaxe ee soomaaliya

Xunbaha u hogaaminyayo Ra iisulwasare Ku xigeenka Dowlada Soomaaliya Ayaa Waxaa garoonka ku so dhaweyay Maamulka Gobolka hiiraan  saraakiisha ciidamada Amisom  Iyo qeybaha Bulshada Baladweyne

 

Lama oga Sababta uu manta baladweyne ugaray Ku xigeenka ra iisulwasaraha soomaaliya  balse waxaa mal mahan la hadal hayay  shirka mamul u sameynta hiiraan iyo shabellaha dhaxe

 

faah faahin La soco  Hiiraanweyn .net insha allah