War Deg-deg ah:Waxaa Goor Dhow lagu Dhawaqay guddiga Farsamada ee maamul u sameynta gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan

0
245

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu shaaciyay magacyada guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobo lee Sh/dhexe iyo Hiiraan,

Wareegtadan ayaa lagu shaaciyay magacyada 14 xubnood oo labo ka mid ah ay dumar yihiin, lamana oga sababta keentay in guddiga farsamada oo lagu waday inuu noqdo 31 xubnood la soo yareeyo.

Halkan ka aqriso magacyada guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan,

  1. Caasho Cabdulle Xasan (Raagto).
  2. Maxamed Cali Nuur.
  3. Cusmaan Barre Muxumad
  4. Caa’isho Abuukar Cismaan.
  5. Cabdikariin Shire Cabdi.
  6. Bashiir Sh.Ibraahin Xaaji Cismaan.
  7. Cusmaan Ibraahin Cali.
  8. Maxamed Axmed Xasan (Ayax)
  9. Cabdraxmaan Maxamed Diiriye.
  10. Cabdraxmaan Faarax Xirsi.
  11. Axmed Cabdraxmaan Abuukar.
  12. Sh,Maxamuud Shiikh Yuusuf.
  13. Cabdraxmaan Cabdi Cilmi.
  14. Cabdraxiin Xaaji Fiqi.