WAR DEG DEG Dagaal Caawa ka Dhacay Deegaanka Afcad ee Gobolka Hiiraan

0
194

Inta la og yahay 8 qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badane wey ku dhawac meen dagaal caawa ka qarxay deegaanka afcad oo hoos tagto dagmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraanweyn.

Dagaalka aya waxa uu u dhaxeeyaa xarakada al iyo dadka deegaanka dagaalka ayaa bilawday  ka dib markii ciidamo ka tirsan xarakada al shabaab  ay dadka deeganka ay ku amreen in ay keenaan xoolo sako ah taas oo ay kabiyadiideen dadka degaanka waxana Markii danbe ka dhashay gacan kahadal sida U Radio Hiranweyn U shegay Gudoomiyaha Dagmada Jalalaqi Ee Gobolka hiiraan.

 

Maxamed Cabdule Fiidow Godoomiyaha ayaa sidoo kale sheegey in qasaaro dhimasho iyo dhawac la gaar siiyey xarakada al shabaab sida uu hadalka u dhigay Walow uu sheegay in ciidamada Maamulka Dagmada Jalalaqsi ay U gurmadeen Dadka Degaan oo ay ka qeyb galeen  Dagaalka Caawa Maqribkii Ka dhacay  Degaanka Afcad Ee Gobolka Hiiraan.

 

Majirto wax war ah Oo Ka sobaxay Dhinaca al shabab Oo Ku adan dagaalka caawa ka dhacay degaanka afcad ee Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan .