{WARSAXAFADEED+SAWIRO} Odayasha Dhaqanka G,Hiiraan “: Islama Eko Gobolada Hiiraan Iyo Sh. Dhexe Dhul ahaan Dowlada Ha Fiirsato Dhismaha Maamulkaas

0
273
DCIM100MEDIA

Kulan magaalada Beledweyne ay ku yeesheen gollaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiraan oo ka kooban 63 xubnood, ayay dood-dheer iyo falan-qeyn kaddib war-saxaafadeed ka soo baxay waxaa ay ugu baaqeen dowladda Soomaaliya in ay taxadir badan ka muujiso dhismaha maamulka gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Dowladda Somalia ayay sidoo kale ka dalbadeen in awood qaybsiga dhismaha maamulka lagu saleeyo baaxda dhulka gobol walba, tirada dadka iyo qabaa’ilada dega, iyagoo dhanka kale ugu baaqay golaha wasiirada iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Hiiraan ay kasoo qaybgalaan shirweyne wada-tashi ah oo ka furmaya magaalada Beledweyne, kaasoo looga arrisanayo siyaasada dalka iyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

AKHRISO: Warbixinta ay manta soo saareen Oday-dhaqameedka Gobolka Hiiraan;

7

 

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA