{DAAWO SAWIRAD} Nin mucjiso u dhashay dalka Indonesian oo ka yaabsaday Caalamka intiisa kale

0
332

Dhacdadaani ayaa ah mid ka yaabisay shucuubta Caalamka kadib markii ninkaani da’da ah uu caado ka dhigtay inuu caalamka uga yaabsado heebad uu alle u siiyay in xubnaha jirkiisa uu u adeegsado hadba sida uu isaga doono.

Ruuxaani ayaa waxaa lagu magacaaba Mbah Bejan waxa uuna jiraa 68- sano isaga oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Indonesia oo kamid ah dalalka ugu mucjisada badan Caalamka.

Mbah Bejan, ayaan ka muuqan da’da uu hada jiro waxaana la sheegayaa inuu awoowe u yahay 16 Carruur oo ay dhaleen Ciyaalkiisa.

Aqalka ruuxaani ayaa waxaa usoo booqasho taga Weriyayaal farabadan kuwaasi oo doonaaya in marba marka xirga ay ka sameeyaan muuqaalo yar yar oo mucjiso ah.

Ma jirto wax xanuun ah oo haaya Ninkaasi waxa uuna farsamooyinkaani uusoo bandhigaayo ula jeeda mid madadaalo ah.