{DAAWO SAWIRADA} Banaanbaxii Baladweyne Oo Sii Xogeystay Iyo Goobaha Ganacsiga Oo Wali Xiran

0
312

Bananbax looga soo horjeedo Magacaabista guddiga Farsamada Maamul u sameeynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa malintii labaad ka soconayo magalada baladweyne ee gobolka hiiraan

Banaanbax ayaa waxaa uu hada ka socdaa gudaha magalada baladweyne gaar ahaan fagaaraha Daljirka iyo wadooyinka magalada dhaxamara  kuwaas oo lagu arka dad aad u badan oo wato marooyin iyo Lanka soomaliya

Tan iyo Markii ay wasarada arimaha gudaha soomaaliya shaacisay gudiga farasamada Maamul usameynta Gobolada hiiraan iyo Shablahaha Dhaxe ayaa waxaa so baxaayay  qadhacaad farabadan oo ku adan xubanaha lamagacabay

Siyaasiinta iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa siwada jir ah uga so horjeestay gudiga farsamo ee ay magacaawday wasarada arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya

Bananbaxan ayaa Waxaa u qeyb ka noqonayaa diidmada Loga So horjeedo  Gudiga  Maamul Usameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhaxe

dibad baxbaladweyne ka socdo  (2) dibad baxbaladweyne ka socdo  (3) dibad baxbaladweyne ka socdo  (4) dibad baxbaladweyne ka socdo  (5) dibad baxbaladweyne ka socdo  (6) dibad baxbaladweyne ka socdo  (7) dibad baxbaladweyne ka socdo  (8) dibad baxbaladweyne ka socdo  (9) dibad baxbaladweyne ka socdo  (10) dibad baxbaladweyne ka socdo  (11) dibad bax baladweyne (1) dibad bax baladweyne (2) dibad bax baladweyne (3)