{DAAWO SAWIRADA} Dagaal La Yaableh Oo Dhexmaray Libaax Iyo Maroodi

0
1525

Libaaxa ayaa inta badan ugaarsada Xayawaanaadka nuucyadiisa kala duwan balse uma badna inay weeraraan Maroodiyaasha marka laga reebo xiliga uu baahan yahay Libaaxa .

Libaaxyo baahan ayaa raxan Maroodiyaal ah weerar ku soo qaaday waxaana aad u adag in Libaaxu cuno Maroodiga in kastoo Libaaxydu marka hore dhaawacaan caruurta yar yar ee Maroodiga kuwaas oo dhinac gooni ah u eryada ka dibna meel cidlo ah ku cuna.

Libaax iyo maroodi.1jpg Libaax iyo maroodi.2jpg Libaax iyo maroodi.3jpg Libaax iyo maroodi.4jpg Libaax iyo maroodi.5jpg Libaax iyo maroodi.6jpg Libaax iyo maroodi.7jpg Libaax iyo maroodi.8jpg Libaax iyo maroodi.9jpg Libaax iyo maroodi