{DAAWO SAWIRADA} Dalka Shiinaha Oo soo saaray diyaarad weyninkeeda ka yaabiyay Caalamka

0
224

Dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeysay soo saaray diyaarad aad u weyn oo xamuul iyo rakaab isku ah, taasi oo markii ugu horeysay ay ku dhiiratay.

Diyaaradaani oo aad u weyn ayaa waxbadan ka sareysa diyaaradaha kale ee caalamka waxa ayna awoodaa inay mar qura wada qaado shacab iyo gaadiid.

Diyaaradaani oo aad u quruxbadan ayaa waxa ay lamberkeedu tahay C919, waxaana xusid mudan inay tahay noocii ugu horeeyay oo uu soo saaro dalkaasi, markii laga tago kuwa aadka u yaryar.

Diyaaradaan ayaa duulimaadyo ku sameyn doontaa shanghai, Kuala Lumpur , New York ilaa Los Angeles.