{DAAWO SAWIRADA} Dibad Bax Ka Dhacay B/weyne Iyo Xiisada Ka Taagan Magaalada

0
215
DCIM101MEDIA

Boqolaaal shacab ah oo ka careysan xiisadaha ka aloosan magaalada B/weyne ayaa maanta dibad bax ay kaga soo horjedan waxa uu ka dhacay  Magaalada dadka dhigayay dibad baxa ayaa ku dhawaaqayay ereya ay kaga horjedaan xiidaan ka jira Degmada Baledweyne.

Banaan baxayaasha oo socod dheer ku maray wadooyin qaar ee magaalada  ayaa sidoo kale waxa ay ku dhawaaqayen areya ay kamid ahaa yen dooni meyno Madaxweynaha Dowlada Dooni meyno dagaal sokeye dooni meyno Doolar qaate iyo ereya kale.

Dibad baxaan ka socda B/weyne ayaa yimid kadib markii sake markale ciidama maleshiya beled ah ay xiraan wadooyin muhiim iyo ciidama taabacsan gudoomiyaha Gobolka ay dhaq dhaqaaqya ka bilaaben qeyba kamid magaalada kuwaa oo saameyn ku yeshay ganacsiga isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha .

Jawiga Magaalada B/weyne ayaa maanta ah mid ka duwan maalmihii la soo dhaafay marka aad egto Wadooyinka Waa weyn iyo ganacsiga ayaa xiran qeyba kamid ah magaalada wax aka socda dibad bax looga soo jorjeda dhamaan marxaladahan ayaa salka ku hayo dilkii dhawaan loo gestay Sargaal u shaqeynayay Hay’ada qaramada midoobay ee Man Action.

Xaladda Magaalada Baladweyne ayaa maanta kacsan kadib markii Ciidamo maleeshiyada ah oo ay isku habey yihiin Madaxii Ha’yada Miino barista Qaramada Midoobay ee Main action ee Gobolka Hiiraan oo dhawan lagu dilay Magaalada Baladweyne ayaa Saaka isku baariyay qeybo ka mid ah Xaafaddaha Magaalada,

Hiiraanxog.com

Hiiraanxog.com

Hiiraanxog.com

Hiiraanxog.com

Hiiraanxog.com

Hiiraanxog.

Hiiraanxog.

Hiiraanxog.

Hiiraanxog.

Hiiraanxog.

Hiiraanxog

Hiiraanxog.com