{DAAWO SAWIRADA } Garoon Kubada Cagta Oo Casri Ah Oo Laga Hergiliyay Baladweyne

0
816

Garoonkan cusub oo loogu magac daray cabdi kariin faarax laqayo ayaa maanta waxaa xariga ka jaray gudoomiyaha Gobolka hiiraan Cabdi fitaax xassan afrax  iyo masuuliyiin kasocdo  Maamulka degmada Gudiga ciyaraha Dhalin Yarada Gobolka iyo  Saraakiisha AMISOM

 

Dhaqaalaha  kubaxay dhismaha Garoonka kubada cagta ayaa  waxaa bixisay dowlada ingiriiska waxana fududeeyay dhismaha Garoonka Maamulka Gobolka hiiraan ee dowlada soomaaliya .

 

Furitaanka Garoonka ayaa Waxaa  lagu daahfuray  Ceyaar dhaxmartay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud waxana 1-0 looga adkaaday ciyaartooyda ka timid gal gaduud sidaasina ay ku guusha Ku Racday  hiiraan.

Talabadan Lagu dhisay  garoonka kubada cagta ayaa waxaa so dhaweyay  qeybaha dhalin yarada Gobolak hiiraan iyo bulshada  Reer Hiiraan Oo Ku tilmayay Mid guul ah

DSC02128 DSC01940 DSC01941 DSC01942 DSC01972 DSC01973 DSC01974 DSC01977 DSC01979 DSC02013 DSC02016 DSC02069 DSC02106 DSC02110 DSC02111 DSC02121 DSC02122 DSC02126 DSC02128 DSC02131 DSC02116 DSC02102 DSC02103 DSC02105 DSC02098 DSC02088 DSC02076 DSC01989 DSC02013 DSC02062 DSC02072 DSC01948 DSC01950 DSC01964 DSC01961 DSC01973