{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Danjirayaasha Beesha Caalamka Ee Kenya Jooga

0
185

Magaalada Nairobi waxaa waaydan ku suganaa Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland oo halkaas u joogay arimo caafimaad,wuxuuna Magaalada Kismaayo ka soo tagay xili siwayn looga sugayey Golaha Wasiirad Maamulkaas oo markii labaad dib u dhacay.

Hadaba Waxaa maanta kula ay wada qaateen Wakiilada Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya,kuwaas oo xaruntoodu ay tahay Magaalada Naiorbi,kulankaas oo daqiiqao socday,ayey Mas’uuliyiinta Dowladda Maraykanku warbixin ka dhageysteen Axmed Madoobe,waxayna gabo gabadii kulankaas siiyeen talooyinka dhanka habdhismeedka Maamulka Jubbaland la xidhiidhi.

Dhanka Kale Mas’uuliyiinta Dowaladda Maraykanku waxay sameeyeen balan qaad dhanka kobcinta awooda Maamulka ah,waxayna ku wargaliyeen Axmed Madoobe in uu wax badan ka badalo hab dhismeedka Maamulkiisa.

1adIMG_5092 (2)IMG_5095IMG_5098IMG_5099IMG_5100IMG_5107 (1)IMG_5107 (2)IMG_5107IMG_5108IMG_5109