{DAAWO SAWIRADA} Turkiga oo soo bandhigay Hub casri ah & Awoodiisa Milatari oo sii xoogeeysatay

0
438

Dalka Turkiga ayaa safka hore kaga jira wadamada Caalamka ugu awooda badan ee sanad kasta soo saara hubka casriga ah waxaana Turkiga qalabka Milatariga inta badan ka iibsada dalalka soo koraya ee Islaamka .

Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Turkiga ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo nuucyo kala duwan leh sida Diyaarado dagaal, Taangiyo cusub, Gantaalo rido dheer iyo Raadaarka diyaaradaha dagaalka lagu soo rido .