{DAAWO SAWIRADA} Waa sidee Xalada Dagmada janaale Kadib Qabsashada Al.shabaab

0
500

Degmada Janaale ee Gobolka Shabeekaha Hoose ayaa bilooyin kahor gacan ku heynteeda waxaa dib ula wareegay dagaalyahanada Al-Shabaab kadib markii ay halkaasi isaga baxeen Ciidamadii Dowlada Soomaalia iyo kuwa AMISOM.

Xaalada Degmada Janaale ayaa hada ah mid dagan , waxaana halkaasi si caadi ah uga socda nolosha caadiga ah, waxaana dib ugu laabtay Degmadaasi dad badan oo ka barackacay kadib weerarkii AMISOM lagu qaaday xeradii ay Janaale kaga sugnaayeen.

Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa si buuxda gacanta ugu haya Degmada Janaale, waxaana dad badan ay Janalae ku xasuustaan Weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen xeradii ay Ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen Degmadaasi oo looga dilay askar badan loogana qabsaday bub iyo saanad jan_6kale.