{DAAWO SAWIRADA} Xaalada Magaalada B/weyne Iyo Xasan Shekh Oo Lagu Edeyay

0
334

Xaalada Magaalada B/weyne ayaa maanta ah mid ka duwan maalmihii la soo dhaafay marka aad egto jawiga guud ee baledweyne Wadooyinka Waa weyn iyo ganacsiga ayaa xiran qeyba kamid ah magaalada waxa ka dhacay dibad bax looga soo jorjeda dhamaan marxaladaha ka taagan oo lagu edeyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Jawiga B/weyne ayaa kacsan kadib markii Ciidamo maleeshiyada ah oo ay isku habey yihiin Madaxii Ha’yada Miino barista Qaramada Midoobay ee Main action ee Gobolka Hiiraan oo dhawan lagu dilay Magaalada Baladweyne ayaa Saaka isku balaaariyay qeybo ka mid ah Xaafaddaha Magaalada,

Gesta kale dibad bax ka dhacay Degmada Baledweyne ayaa looga soo horjeday xiisadaha ka aloosan waxana xiisadahaasi lagu edeyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya xasan sheikh maxamud.

B.weyne.1jpeg B.weyne.2jpeg B.weyne.3jpeg B.weyne.4jpeg B.weyne.5jpeg B.weyne

Waxii Warar ah kala soco  Wararka Hiiraanweyn In Shaa allaah:-