{DAAWO SAWIRADA} Xoogaga hubeysan ee Falastiin oo banaanka ula soo baxay Seefaf iyo Mindiyo u qarsoonaa

0
301

Xili asbuucyadii ugu danbeysay ay Ciidamada Yuhuuda laba jibaaren la dagaalanka shacabka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta lasoo bandhigay Sawiro lagu qalqal galinaayo Ciidamada Yuhuuda.

Shacabka Falastiiniyiinta ayaa ku mudaharaadayay Yuhuuda oo halkaasi kawada xasuuq ba’an, waxa ayna wateen Seefaf, Mindiyo, Baangado oo ay ula jeeden in Yuhuudu ay uga shaqeynayaan hubkaasi fudud.

Waxa ay sidoo kale gubeen Calamada Britain , Mareykanka iyo Israel oo wada gumaad muuqda.
Xoogaga hubeysan ee ka jira Falastiin ayaa bilaabay inay Yuhuuda ay ku cabsi geliyaan Hubka fudud oo la orankaro wey ka cabsadaan.