{DAAWO SAWIRADA}Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Ka Qeyb Qaatay Ololo Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Boondheere

0
218

Shaqaalaha Dowlada Hoose  Xamar ee uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa Galabta Ka Qeyb Qaatay ololo Nadafadeed oo Laga sameeyay Ex Baarlamaan Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Ayaa Ugu Baaqay Shaqaalaha D/Hoose ee Xamar in Maalin Kasta oo Jimca Ah ka qeyb qaataan Nadaafada Magalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Sidoo Kale Guddoomiyaha Ayaa Ugu Baaqay in Qof kasta oo Muwaadin ah uu Ka Qey Qaadan Karo Bilic Soo Celinta Magalada Muqdisho oo muraayadii dalka.

12247872_1648104995428253_3768318732054442591_o

 

IMG_0935IMG_0937IMG_0939IMG_0941IMG_1011IMG_1033IMG_105812247872_1648104995428253_3768318732054442591_oIMG_1062IMG_1086IMG_1130IMG_1146IMG_1152IMG_1166IMG_1180IMG_1234