{DAAWO SAWIRADA}Mid ka Mid Ah Ragii Paris Weeraray Oo 13 Jir Walaalkiis Ah Ku Biiriyay Kooxda Daacish !!

0
190

Abdelhamid Abaaoud oo ka mid ahaa ragii qorsheeyay weearadii lagu qaaday dalka Faransiiska gaar ahaan magaalada Paris ayaa markii ugu horeeysay waxaa la soo ogaaday in Walaalkiis ka yar uu si toos ah ugu biiriyay kooxda Daacish kuwooda ka dagaalama dalka Siiriya .

Wiilka yar ee gudaha Daacish ka soo hadlay waxaa lagu magacaabaa Younis Abaaoud waana 13 jir ku aabo iyo Hooyo ah Abdelhamid Abaaoud . Wiilashaan oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Marooko waxeey heestaan dhalashada dalka Belguim-ka .

Abdelhamid Abaaoud ayaa kooxda Daacish waxa uu u xilsaarnaa dhanka soo xera galinta dhalinyarada carbeed ee ku nool qaarada Yurub wuxuuna xitaa ku guuleeystay in uu walaalkiis ka yar Younis Abaaoud u gacan galiyo xoogaga Daacish .