{DAAWO SAWIRADII } Ugu danbeyey Gaalkacyo iyo maamulka Puntland oo war saxaafadeed soo saaray

0
351

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Maamulka Puntiland ayaa shaaca looga qaaday in Dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay ka qeyb qaateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo tababar uga socday Gobolka Galgaduud.

Puntiland ayaa sidoo kale ku eedeesay dagaalkii maanta in ay sabab u ahaayeen Ciidamada Maamulka Galmudug oo weerar kusoo qaaday, waxa ayna Putland sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad iyo xasiloono lagu dhameeyo Colaada ka aloosan Gobolka Mudug.

Dhinaca kale Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dhinaca Puntiland masuuliyada dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Galmudug ugu baaqeen in ay nabada qaataan kana tanaasulaan Colaad ,

2 3 4 5 6
__