Daawo: Warbixino la xiriira Taariikh Nololeedkii Wariye Cawke oo shalay ku Geeriyooday Jig-jiga

0
258

Warbixinno laga diyaariyay Taariikhdii nololeed ee marxuum Axmed Xasan Cawke oo shalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, waxaana warbixnnadan ay diyaariyeen VOA-da, BBC-da iyo mas’uuliyiin iyo suxufiyiin ka aqoon u lahaa marxuumka.

Marxuumka ayaa shalay lagu aasay degmada Tog-wajaale oo uu ku dhashay, isla markaana ay ku aasan yihiin waalidiintii, wariye Cawke ayay da’diisu ahayd 73-jir, isagoo illaa 1972-kii kasoo shaqeynayay warbahainta Soomaaliya.