Deg Deg Wafdi U Hogaminayay Wasirka Malyada Oo Garay Beledweeyne

0
301

Wafdi uu hogaminayay wasirka malyada xukumada soomaalia maxamed adan ibraahin fargeti ayaa manta waxaa uu soo garay magalada beledweeyne ee xaruunta g/balka hiiraan

Wafdiga wasirka malyada waxaa socdaalkisa ku wehlinayay wasir ku xigeenka wasarada arimaha gudaha iyo faderaalka xukumada soomaalia

Marki aay kaso dageen garoonka ugaas qalif waxaa halkaasi kuso dhaweyay masuliyinta mamuulka g/balka hiiraan iyo kan degmada beledweeyne

Wasirka iyo wafdigiisa ayaa looso galbiyay gudaha magalada waxana uu xariga ka jaray mashariicyo kala duuwaan oo dhawaan laga hir giliyay gudaha magalada beledweeyne

waxana uu kulaamo kala duuwaan uu la qatay odooyaasha dhaqanka dhalinyarada iyo uruurada bulshada ee ka howlgala magalada beledweyne kuwaas oo anaan la ogeeyn wax yabihi aay ka wadda hadleen.

Waxii waraar ah ee kuso kordha socdaalka wafdiga wasirka malyada kala soco halkan insha.allaah.