{DHAGEYSO } Maamulka Dagmada Buulo Burde oo ka hadlay Dilal Siyaabo Kala Duwan Loogu Gestay Dad shacab aha Dagmadaasi,

0
317

Inta la xaqiijiyey  4  qof ayaa  siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada buuloburte ee g/hiiraan ,Dilka Dadkaasi ayaa la sheegaya in ay ka dambeysay aanooyin qabiil oo ka jira deegaano hoos yimaada Magaalada Buulo Burte

Duqa magaalada b/burde cismaan geedi oo wareysi gaar ah siiyey radio hiranweyn ayaa sheegey in gacanta lagu soo dhigay qaar kamid ah dadkii ka danbeyey dilalkaasi halka kuwa kalena ay ciidamda amaanka ay ku raad joogan

Duqa magaalada buulo burde ayaa sidoo kale ugu baaqay labada dhinac ee dirirto dhax martay in  nabada wada qaatan islamarkaana leys kugu yimaado miiska  wada hadal

Halkan ka hoose ka dhageyso