{DHAGEYSO }Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarkii hotel saxafi ee magalada muqdisho

0
216

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka hadlay weerarki al shabaab saakay au ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa cambaareeyay weerarkaasi isagoo fal argagixiso ku tilmaamay weerarkaasi lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Maareeye ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamada ammaanku ay wadfaan howlgallo ay ku xaqiijinayaan ammaanka hoteelkaasi.

Wasiirka ayaa tilmaamay iney ku dhinteen weerarkaasi mas’uuliyiin Soomaaliyeed oo isugu jiray mudanayaal,  saraakiil ciidan iyo Ganacsato.

  Halkan hoose ka dhageyso