Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxii Hey’adda Mine Action Ee Gobolka Hiiraan

0
333

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ayaa Bartiisa Bulshada Ku so qaray qoraal u kaga tacsiyeynaa Geeridii Kutimaid Madaxii Hey’adda Mine Action Ee Gobolka Hiiraan

Waxana U U qornaa Sidadan

Tacsi

Abdifatah Hassan Afrah · Tacsi & War gelin.

انا لله وانا اليه راجعون…

Waxaan marka hore halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Ummadda reer Hiiraan Geeridii naxdinta laheed ee ku timid Walaalkeen Mahdi Xuseen Sheekhaal, Janadii Firdowsane Alle ha ka waraabiyo. Aamin, .

wareegto