Is Gaarsiint Beledweyne Oo Hawada Kamaqan

0
217

waxaa maanta hawada ka maqan isgaarsiinta magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan lamana garanayo sababta keentay in shirkadaha is gaarsiinta ee ka howl galo beledweyne hawada uga maqan yihiin.

waxaa marka sidaan oo kale ay hawada uga baxdo isgaarsiinta looga bartay in uu jiro culeys iyadoona inta badan xiliga ciidamada dowlada soomaaliya iyo ku amisom  ay howlgaka

sameeynayaan hawada laga saaro dhamaan shirkadaha is gaarsiinta inta uu howlgalku socdo.

balse inagu ma xaqiijin karno sababta ka rasmiga ah ee isgaarsiinta ay hawada uga baxday waxaa jira warar sheegaya in uu jiro howlgalo ay wadaan ciidamada amisom kaas sida ila wareedyo an heleyno sheegayaan in uu garsyaano iyo halgan inta u dhaxeeyso uu ka jiro dhaq dhaqaaq ciidan mana xaqiiji karno warkaasi balse waxii kusoo kordho waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa Hiiraanweyn.net in sha allah