Kumanaan qof oo bilaabay in ay guryahooda ka cararaan wadanka Burundi

0
182
Wararka ka imaanaya dalka Burundi ayaa sheegaya in kumanaan qof ay bilaaben in guryahdooda ay ka cararaan kadib markii waqtigii ay dowladda u qabatay in lagu wareejiyo hubka aan sharciyeysneen uu gabo gabo kusoo dhawaaday.
Wararka waxa ay sheegayan in saraakisha Burundi xalay ay warbaahinta dadka kala hadleen oo ay u shegen cidii wareeji wayda in ay sidii cadowga ula dagaalami doonaan.
Dadka barakacay ayaa la sheegay in ay qabteen wadamada Jaarka la ah dalkaasi.