Wasiirka Haweenka: Waxaa Billowday Doodihii Shirka Wada Tashiga Baydhabo

0
181

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in maanta ay bilawdeen Doodihii shirka wada tashiga ee 2016 iyo habka ay doorashooyin dalka uga dhici karaan,

Iyadoo tilmaantay in dadka reer Baydhabo ay u bisil yihiin wada hadalo furan oo lagaga tashanaayo Mustaqbalka Soomaaliya iyo sidii 2016 dalka loo gaar siin lahaa hanaan doorasha ah.