{DAAWO MUQAALKA} C/Kariin Guulleed:”Waxaan A hay Madaxweynaha Hiiraan Iyo Shabellaha Dhaxe

0
385

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed oo ka mid ahaa wafdi maanta u tagay magaalada Beledweyn xalinta dagaal beeleedka ka socday maalmahan ayaa sheegtay inuu yahay Madaxweynaha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.